Golaha Musharixiinta oo War ka soo saaray Shirkii Galmudug iyo Puntland (Akhriso)

Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay shirkii ay Magaalada Gaalkacyo ku yeesheen Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland. Shirkan oo looga hadlay Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee dhinacyada Amniga, bulshada,  horumarka iyo xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan Doorashadda, iyadoo War-murtiyeed ay Wadajir u soo saareen ku heshiiyeen inay ka shaqeeyaan sidii la isugu soo dhoweyn lahaa dhinacyada ku … Continue reading Golaha Musharixiinta oo War ka soo saaray Shirkii Galmudug iyo Puntland (Akhriso)